Xasan Macalin oo la kulmay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug(Sawirro)

Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo kasoo jeeda Degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri. Kulankan ayaa ahaa mid Xildhibaan Xasan Macalin uga wareesanayay Xildhibaanada Galmudug shaqada ay hayaan iyo sidoo kale waxa laga yeelanayo deegaanada ay kasoo jeedaan oon wali … Continue reading Xasan Macalin oo la kulmay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug(Sawirro)